Dalka Uganda, bandhig faneedka elegtarooniga ah ee Nyege Nyege ayaa ku soo laabanaya Posted onauthorLaisser un commentaire Munaasabadan oo sumcad ballaaran yeelatay ayaa 15-ka illaa 18-ka bishan September lagu qabanayaa magaalada Jinja ee ku taal Koonfur-bari ee dalkaasi.